Suvarna Garge (Editor)

Hawadle

Updated on
Edit
Like
Comment
Share on FacebookTweet on TwitterShare on LinkedInShare on Reddit

The Hawadle or Hawaadle (Somali: Xawaadle, Arabic: حوادله‎‎) is a Somali clan. Members of the clan traditionally inhabit southern Somalia, especially in the Hiiraan region where they predominantly live. The Hawadle along with many other Somali clans trace themselves to a forefather named Mayle, who was one of the sons of Samaale.

Clan Tree

XAWAADLE 1- MidGasame 2-Miinlaawe

Miinlaawe : waxaa uu dhalay: labo wiil oo ah : Faqay Diin iyo Faqaay Kheyre


Midgasame : waxaa uu dhalay Labo wiil : Lo'doone iyo wiil ladilay


Lo'Doone waxaa uu dhalay : 6 Lo'doone oo kala ah

1- AllaGumar Lo'doone , Oo dhalay 2 wiil : Saruur iyo Lax Sugar

2-Walaxmooge(Ishaarabe) oo dhalay  : Xaaji Iyo Cabdi

3-Gaada Naceb Lo'doone OO dhalay  : Geesole Geeda naceb iyo Ganuun Gaada naceb

4-Wacwacaale Lo'doone oo dhalay  : Samatalis iyo Abdirahman

5-Bariisma Lo'doone oo dhalay  : Mohamed iyo MOhamuud

6-Diintiwaaq Lo'doone oo dhalay  : Maka'iil iyo Jibriil

Samatalis ayaa xawaadle u badan asigane waxaa uu ukala baxaaa : 4 samatalis oo kala ah

1- Abdalla samatalis : Xuseen , Xasan iyo Saleebaan

2-Faramage Samatalis(ree ugaas)

3-Yuusuf Samatalis  : Abdi Yuuf

4-Diga Samatalis: Ciise Dige iyo Yabar Dige

Ciise Dige : Maxadweyne ciise( Cali,Yabar ,Cabdale,Ahmed,} ,Ibrahim Ciise, Yacquub ciise.

waxa kale waa la dhameestiri doonaa

References

Hawadle Wikipedia